Find Posts By Topic

Lagama maarmaanimada Guryo La Awoodi Karo // Wadaag Ra’yigaaga

La daabacay Abriil 17, 2018

illustration of Seattle residents

Barnaamijka MHA soo jeediyay waxuu xaqiijini doonaa dhismayaasha cusub ee ganacsiga iyo qoyska kale dhagan, waxaa ka mid ah guryaha la awoodi karo ama la bixiyo lacag dhinaca ee guryaha la awoodi karo, beddelkeeda kordhinaayo awooda horumarinta.

Markii ugu horreysay, waxannu khasab kaga dhigeynaa dhismayaasha guryaha cusub iney gacan ka geystaan guryaha la awoodo ee ku baahsan magaalada oo dhan.

Barnaamijkan wuxuu ku dari doonaa 60,000 guryo kireyntooda xaddidan yihiin muddo ka badan 10 sano.

Waxanu dooneynaa inaan adiga kaa maqalno! Ku qoro jadwalkaaga – ka qeybgal kulan.

Guryaha furan ee magaalada (Citywide Open Houses)

Kulamada Gollaha Deegaanka / Faalada Bulshada (Public Hearings with City Council)

Adeega Turjubaanka waxaa lagu heli karaa codsasho: citywideMHA@seattle.gov.

Laura Hewitt Walker // 206-684-0429